Home » Education » Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shacabka iyo Dowladda Galmudug uga mahad

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shacabka iyo Dowladda Galmudug uga mahad

Written By Somali Channel TV on Wednesday, Jul 22, 2020 | 03:30 PM

 
SOMALI CHANNEL Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shacabka iyo Dowladda Galmudug uga mahad celiyay soo dhawaynta iyo marti gelinta shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah.