Home » Film & Animation » Laki H. Wacays---Heesti Keenee Gardaran

Laki H. Wacays---Heesti Keenee Gardaran

Written By Goobe Video Production on Saturday, Jan 11, 2020 | 02:21 PM

 
Heesti Keenee Gardaran, Music by C. C. Naaji iyo Codki Laki H. Wacays. Waxaa heestaan Originalkeedi iska lahaa Xareedo Ismail Duniyo oo hada degan London. Waxaan u mahad naqaayaa Xareedo Ismail Dunoyo oo igu sharaftay heesta inaan qaado iyo Faadumo Shaxshaxleey.