Home » Film & Animation » Ha Quusan | Ha Murugoonin | Ha Niyad Jabin!

Ha Quusan | Ha Murugoonin | Ha Niyad Jabin!

Written By Faxal Media on Wednesday, May 02, 2018 | 06:37 AM

 
Eebe Isku xidh waxna makaa halaabayaan, Wuxuu ku falo samey, Wuxuu kaa reebana ka hadh! Sidaas ayaad Farxad Ugu helee Adduun iyo Aakhira ba!