Home » News & Politics » Dowladda soomaaliya ayaa ka soo horjeesatay Heshiiska saddex geesoodka ah ee ay gaareen Somaliland

Dowladda soomaaliya ayaa ka soo horjeesatay Heshiiska saddex geesoodka ah ee ay gaareen Somaliland

Written By Goobjoog on Saturday, Mar 03, 2018 | 02:06 PM

 
Dowladda soomaaliya ayaa ka soo horjeesatay Heshiiska saddex geesoodka ah ee ay gaareen Somaliland , shirkadda DPworld iyo itoobiya ee ku saabsan dakadda bebera , arrimaha heshiiskan waxaa barnaamijka wardheere nagula falanqeeyay wasiirkii hore ee arimaha gudaha dowladdii KMG Maxamed Maxamuud Guuleed “Gacmo dheere”