Home » People & Blogs » Fadeexadii Xafladii Henley Borama iyo dhaliyaro calanka somali weyn ka ruxaayey

Fadeexadii Xafladii Henley Borama iyo dhaliyaro calanka somali weyn ka ruxaayey

Written By Subulaha on Monday, Jul 17, 2017 | 07:32 PM

 
Gudoomiyaha jaaliyada gobolada galbeedka somaliland ee cariga ingriiska Gudoomiye Bashiir Maxamed Yuusuf ayaa isku dayey in u dhalintaasi calamaanta ka ururiyo xafladana la xaq dhawro.