Home » Education » Cali Mire oo sheegtay in uu Alifay heesta muranka badan dhalisay ee Soomaaliyeed toos

Cali Mire oo sheegtay in uu Alifay heesta muranka badan dhalisay ee Soomaaliyeed toos

Written By HANOOLAATO on Friday, Jun 30, 2017 | 07:00 PM

 
Heesta Soomaaliyeey Toos waa heesta ugu caansan waddaniyadda Soomaalida. waa hees lagu muransanyahay milkiyadda cidda sameysay. Cali Mire waa ninka hadda ka nool raga isku haysta heesta. Wuxuu ka sheekeynayaa taariikhda heesta iyo waqtiga uu alifay. Deeq Darajo ayaa ku wareystay dalka Mareykanka Booqo hooygeena internetka oo ah http://www.hanoolaato.com/ .Subscriber ka noqo barteena youtube-ka si aad u hesho muuqaalada cusub. https://www.youtube.com/hanoolaatotv .Nagala saxiib barataha xiriirka bulshada oo si joogto ah ugu xirnoow HANOOLAATO.