Home » People & Blogs » Dr Mustafe Maxamed Aw Cabdi Oo

Dr Mustafe Maxamed Aw Cabdi Oo

Written By Kow Dubad on Thursday, Dec 08, 2016 | 08:49 PM

 
Dr Mustafe Maxamed Aw Cabdi Oo Falanqeeya Siyaasada Geeska Afrika Oo Ka Waramay Sidii Ay Ku Timi Hal-hayska Caanka Noqotay Ee Anigoo Wax-dili Kara Duco Qaadan Maayo Oo Mujaahid Muuse Biixi Lagu Duro Dr Mustafe Maxamed Aw Cabdi ayaa waxa uu kaga hadlay arintan iyo arimo kale oo xiisa badan Barnaamijka Garwaaqso oo ka baxa SLNTV oo ay Soo jeediso Nimco Cabdi Gool