Home » Howto & Style » #AWOODA EREYGA! (Waxbuu Dilaa Ama Nooleeyaa!!)

#AWOODA EREYGA! (Waxbuu Dilaa Ama Nooleeyaa!!)

Written By Ayub Yusuf Sakiin on Thursday, May 12, 2016 | 06:52 PM

 
Ereyada aynu ku hadalno waxay leeyihiin AWOOD ay wax ku dilaan ama ku nooleeyaan! Ereyada qaar waa kuwo wax dhisa kuwona waa kuwo wax dumiya, haddaba si fiican u dooro Ereyadaada!