Home » Film & Animation » Sir Culus Jen Gabre iyo Ugaaska Ceyr oo telefoon ku wada hadlay

Sir Culus Jen Gabre iyo Ugaaska Ceyr oo telefoon ku wada hadlay

Written By Tvwaagacusub on Saturday, Jun 06, 2015 | 02:07 PM

 
Dhageyso Sir Culus - Jeneral Gabre oo jooga Itoobiya ayaa Ugaaskii dhamaay ee Beesha Ceyr Telefoon kula soo hadlay isagoo u sheegay inuu Jigjiga iska xaadiriyo- sidee Jeneral Itoobiyaana u handadi karaa ama u amri karaa odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed - waxaan u mahadcelinayaa Cali Xaashi Ugaas oo codad badan noo soo diray kadib markii uu ka dhiidhiyay gumeeysiga Itoobiya iyo xasuuqooda ka socda Galgaduud iyo Hiiraan