Home » Entertainment » Hadraawi Iyo Maansaddii HAMBAABIR

Hadraawi Iyo Maansaddii HAMBAABIR

Written By Tixraac on Saturday, Mar 24, 2012 | 09:41 AM

 
Maansadan sida Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) sheegay waxa ay ku fadhidaa dhagaxtuurkii 20 Feberweri 1982-kii Hargeysa ka billowmay markii dhalinyaraddii is xilqaantay ee UFO la xidhxidhay. Markaasoo ahayd kacdoonkii shacab ee ugu horeeyey ee taliskii meleteriga ahaa lagaga horyimaado.